Office of Immigrant and Refugee Affairs
Hamdi Mohamed, Director
Khasnada Gargaarka ee Seattle
Codsiga Sanduuqa Gargaarka Seattle wuxuu xidhmay Isniinta, Noofambar 15, 2021.
Dhammaan ogeysiisyada "oggolaanshaha" iyo "diidmada" waxaa loo diray codsadayaasha Diisambar 15, 2021 saacadu markay tahay 12 galabnimo.
Markaad geliso lambarkaaga aqoonsiga ee apply.seattlerelief.com/lookup, waxaad arki doontaa mid ka mid ah labada bog: